TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qubanaha

Total 483 Posts

Guddoomiye Cali Xaamud Oo Ka Hadlay Codka Gobolka Awdal Hadalkii Daahir Rayaale iyo Xalka Gobollada Barriga

  ku akhri wax ka yar laba daqiiqo Daawo muuqaal ka yar 6daqiiqo #Araweelo_News_Network. London (ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gollaha Wakiillada Somaliland, Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay hadalkii u danbeeyay Madaxweynihii hore Daahir Rayaale ka jeediyay xarunta gobolka

Dubia: Booliska Oo La Tacaalaya Dadka Tigidhada Qaaliga Usoo Goosta Innay Ka Dawarsadaan Dalka

Haweenay ayaa Boolisku Qabteen xilli ay Dawarsi ku heshay lacag dhan 30,000 oo Dirham #Araweelo_News_Network. Dubai (ANN)-Booliska Dalka Imaaraadka ayaa ugaadhsanaya dadka dawarsada ee aan haysan oggolaanshaha sharciga ah, kuwaas oo la kulmi kara ganaax iyo xadhig haddii lagu qabto

#Somaliland: Kommishanka Qaranka Ee AIDS-ka Oo Ku Baraarugay Warar Lagu Faafiyay Bulshada Oo La Xidhiidha Faafista Xannuunka

#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa (ANN)- Kommishanka Qaranka Somaliland u qaabilsan HIV/AIDS, ayaa ku baraarugay warar lagu faafiyay bulshada dhexdeeda oo abuuray dareen cabsi ah, kaddib markii Sarkaal ka tirsan Booliska

Dardaarankii Muftiga Weyn Ee Sheekh Cali Jawhar Oo Tallooyin Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay

  Hargeysa(ANN)-Mufdiga weyn ee Sheekhal Baledka Boorama Sheekh Cali Jawhar, ayaa markii markii labaad Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi u jeediyay weedho waanno iyo dardaraan ah, isagoo dhinaca kalena mucaaradka iyo Bulshada farriimo u diray. Sheekh Cabdullaahi Sh. Cali Jawhar

Ruushka oo Ka Faa’iidaysanaya Weerarada Badda Cas ee Xuutiyiinta

Shirkaddaha Reer Glalbeedka Oo Magan u noqday Ruushka markii Xuutiyiintu Bilaabeen Ugaadhsiga Maraakiibta Badda Cas. Badeecaddaha Uu Gudbinayo Ruushku ee Yurub ayaa kor ugu kacay in ka baddan 50% Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights

Mallik Ambar: Adoonkii Xabashiga Ahaa ee noqday Boqorkii Ugu Taariikh Weynaa Hindiya

Mallik Anbar wuxuu ahaa Nin Adsoonsi Loo Geeyay Hindiya Oo Dhawr Jeer La kala Iibsaday, Laakiin Wuxuu Noqday Boqor Halgamaa iyo Dagaalyahan Raadad Cajiiba kaga tegey Taariikhda Hindiya #Araweelo _News _Network: Sheekada Adoonkii Herer Laga Iibsaday Ee Hindiya ka Noqday

#Somaliland  Boqol Geel Ah Oo Laga  Bixiyay Wiil #Masri Ah Si Xabsiga Looga Sii Daayo

    #Araweelo_New_Network. #Somaliland  Boqol Geel Ah Oo Laga  Bixiyay Wiil #Masri Ah Si xorriyadiisa Loogu Celiyo Sidee uga Dareen Celiyay Masriga  Laga Bixiyay 100 Geel ah Si Xabsiga Looga Siidaayo Hargeysa(ANN)-Guddi culimo samafalayaal reer Somaliland ah ayaa maanta ku

#Iran Oo Bandhig Caalami Ah Kusoo Bandhigtay #Diyaaradda Aan Duuliyaha Lahayn Oo Loogu Magacdaray #Qaza Iyo Hubka Casriga Ah

“Hubka Casriga Ah Ee Iran Waxa Laga Iibinayaa Dalalka Oo Dhan Marka Laga Reebo Maraykanka Iyo Israel” Wakiilka Iran   #Araweelo_News_Network Doha (ANN)-Iran ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Kacaanka dalkaa, iyadoo gantaalada iyo

#Ethiopia Iyo Dawladda Britain Oo Ku Murransan Bililiqo La Xaraashayo

Addis Ababa (ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ka codsatay dawladda Boqortooyada Midawday ee Britain in la joojiyo Alaab Asraar qadiima oo taariikhi ah, kaas la naadiyay xaraashkeeda Khamiista. Alaabta qadiimka ah ee tariikhiga ah, waxay Ethiopia sheegtay in laga bililiqaystay

#Sacuudiga Oo Ku Biiray Isbahaysiga #Ruushka Iyo #Shiinuhu Hoggaamiyaan Ee Manja Xaabinaya Awoodda Iyo Dhaqaalaha #Maraykanka

Ethiopia Iyo Masar Oo Dhibaatooyinka Dhaqaale Ee Hadheeyay Kula Gal-Gashay Isbahaysiga BRICS. Bilawgii BRICS, Quluqulka Dalalka Aduunka Xiisaha Xubinimada Iyo Bartilmaameedka Isbahaysiga. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.   #Araweelo_News_Network.   Riyadh (ANN)- Dalka

{ }Smiley face