Qisadii ninkii NASABKIISA ku faanay ee naarta galay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 18aad

Araweelo News Network Assalaamu Calaykum Qofka aakhiro jano ma geeyo. Diinta Islaamka dadku waa ay siman yihiin. Ka bani-aadmiga ugu sharfta badani waa ka ugu dhawrsan. Waaqa umada iyo teenuba ma aha sidaas. Misaan kaa ka duwan ayaynu wax ku miisaanaa. Qisadni waa qiso uu nabigu inoogu sheegayo in aanay wax fiican ahayn ku faanida awoowyaal aanad More...

by admin | Published 7 hours ago
By admin On Thursday, June 22nd, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii boqolka qof dilay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 17aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Diinta Islaamku waa diinta rajada. Diinteena qofku si kasta oo u albaabka rajada kama xirto. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waa qiso ku raja More...

By admin On Monday, June 19th, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii aaminka ahaa iyo liibaantii uu amaanada ku helay- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.16aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Barmaamijka maanta ee qisooyin uu nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii aaminka ahaa ee mushaharkii ninkii u shaqayn jiray u maal galiyay More...

By admin On Sunday, June 18th, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii shahwadiisa ka adkaday- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/15aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Maanta ee qisooyinka nabigu (csw) uu ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii gabadh ka doonay in uu ka sinayso oo markii ay gabadhii uu rabay u soo More...

By admin On Saturday, June 17th, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii waalidkii baariga u ahaa iyo liibaantii uu helay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q. 14aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Waalidka oo baari loo noqdaa waxa ay sabab u noqotaa liiban aduun iyo mid aakhiro. Qisada maanata ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanayaa More...

By admin On Wednesday, June 14th, 2017
0 Comments

Qisadii Gabadhii Mulimada ahayd ee Fircoon runta u sheegtay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.13aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum Barmaamijka qisooyin uu nabi Maxamed ka sheekeeyay waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qisadii gabadhii u shaqyn jirtay Fircoon ee diiday Ilaah nimadii uu sheegan jiray. More...

By admin On Tuesday, June 13th, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii sadaqada siiyay tuuga, ta sinaysatay iyo taajirka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.12aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum wax kasta oo wanaagsan oo aad Ilaahy dartii u samysaa ilaahay waa aqbalayaa xitaa hadii halkii aad ugu tala gashay aanu gaadhin. Qisada maanta ee qisooyin uu nabigu (CSW) More...

By admin On Saturday, June 10th, 2017
0 Comments

Qisada Ninkii walaalkii ku yidhi Allah janada kuma galin doono – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.11aad

Araweelo News Network Assalamu Calykum In uu qofku wax aanu garanyn ku hadlaa waa danbi laga yaabo in uu mararka qaarkood sabab u noqdo in uu qofku naarta galo. Qisada maantu ee qisooyinka uu nabigu (csw) ka More...

By admin On Thursday, June 8th, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.10aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu nabigu (CSW) inoo sheegay in uu Allah More...

By admin On Wednesday, June 7th, 2017
0 Comments

Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.9aad

Araweelo News Network Assalamu Calaykum Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu nabigu (CSW) inoo sheegay in uu Allah More...

Smiley face
Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face