Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan Dadka Facebook Qabatimay

Araweelo News Network La qabatinka isticmaalka facebook iyo baraha kale ee bulshadu ku kulanto (social Media), ayaa noqday kuwo ay aad u adag tahay in la iska joojiyo, isla markanaa dhibaatadeeda leh. Sidaana waxa lagu iftiimiyey cilmi-baadhis ay sameeyeen khubaro u dhalatay dalka Holland ee qaaradda Yurub, kuwaasoo ay ku baadhayeen in bal dadku awood More...

by admin | Published 2 months ago
By admin On Tuesday, June 6th, 2017
0 Comments

DAAWO: Shiinaha oo Daaha ka Rogaya sirtii Ugu weynayd ee Hawada sare (Xogaha Dahsoon)

Araweelo News Network The aircraft carrier USS Carl Vinson (CVN 70), foreground, transits the East China Sea with the Japan Maritime Self-Defense Force Murasame-class destroyer JS Samidare (DD 106) on March 9, 2017. More...

By admin On Friday, May 5th, 2017
0 Comments

Facebook oo Shaqaalaysiinaysa 3,000 Shaqaale si loola Socd Muqaallada Dambiyada Tooska loo Baahiyo

Araweelo News Network Mulkiilaha Facebook Mr. Zukerberg Shirkadda Facebook, ayaa qorshaynaysa inay shaqaalaysiiso 3,000 (saddex kun) qof oo dib-u-eegis ku sameeya muqaallada iyo waxyaabaha kale ee lagu baahiyo bartan More...

By admin On Thursday, April 27th, 2017
0 Comments

Gaadhi Koronto ku Shaqaynaya oo Lagu Sameeyey Afrika

Araweelo News Network Gaadhi ku shaqaynaya koronto, isla markaana aan wax shidaal ah loo isticmaalayn oo magaciisa la yidhaa Kantanka Odeneho, ayaa markii ugu horreysay lagu sameeyey dalka Ghana ee qaaradda Afrika. Baabuurkan More...

By admin On Wednesday, April 26th, 2017
0 Comments

Nayjeeriya: Saynisyahan Ikhtiraacay Aalad Awood u Leh in ay Koronto Siiso Qaaradda Afrika oo Dhan

Araweelo News Network Injineer u dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa sheegay inuu ikhtiraacay, isla markaana farsameeyey qalab awood u leh inuu koronto buuxda siiyo waddamada qaaradda Afrika More...

By admin On Sunday, April 23rd, 2017
0 Comments

Dalka Masar Oo ku Hawlan Qorshe Lagu Cashuurayo Muwaaddiniinta Isticmaala Baraha Bulshadda Ee Internet-ka

Araweelo News Network Cario(ANN)-Baarlamaanka dalka Masar, ayaa soo jeediyey sharci cusub oo jidaynaya in cashuur laga qaado muwaaddiniinta isticmaala baraha bulshadu ka wada xidhiidho ee internet-ka (Social Media) More...

By admin On Sunday, April 23rd, 2017
0 Comments

Shrikadda Facebook oo ku Hawlan soo Saarista Qalab Qoraal u Beddelaya Hadalka Maskaxda ku Jira

Araweelo News Network Shirkadda Facebook, ayaa sheegtay in ay soo saarayso qalab tiknoolaji ah oo dadka baraha bulshada ku wada xidhiidha u saamaxaya in ay maskaxda ka wada sheekaystaan (Tex through Sheer Mind More...

By admin On Friday, April 14th, 2017
0 Comments

Nayjeeriya: Nin Ikhtiraacay Gaadhi Bariga, Badda iyo Cirba Lagu Wadan Karo

Araweelo News Network Nin Injineer ah oo la yidhaah Kehinde Durojaiye, una dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa ku guulaystay inuu ikhtiraaco gaadhi lagu wadan karo badda, bariga iyo cirkaba. Gaadhigan More...

By admin On Friday, April 14th, 2017
0 Comments

Maxkamad Toban Sanno ku Xukuntay Qareen Laga Raacay Farriin uu ku Faafiyey Facebook

Araweelo News Network Maxkamadda dambiyada ee dalka Masar, ayaa garyaqaan xuquuqal-insaanka u dooda ku xukuntay 10 sannadood oo xabsi ah, 5 sannadood oo xabsi guri ah iyo in laga mamnuuco isticmaalka baraha bulshada More...

By admin On Wednesday, April 5th, 2017
0 Comments

24 Jir U Dhashay Nayjeeriya Oo Diyaarad ka Samaysan Gawaadhi Qaddiimi ah iyo Hadhaaga Baaskiiladaha

Araweelo News Network Nin dhallinyaro ah oo 24 jir ah, una dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, isla markaana ah arday barta cilmiga Faysigiska (Physics), ayaa ku guulaystay inuu gawaadhi qaddiim More...

Smiley face
Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face