TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Map Somaliland

Total 9 Posts

#Somaliland: Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Oo Faxas Doodi Ka Dhalatay Geliyay Mudanayaasha

#Araweelo_News_Network. “Haddii ay guurtidu 45 maalmood oo nasasho ah ka doorteen xaaladda dalku marayo waxa dhaanta inay iska casilaan xilka” Aqoonyahan Saciid Shukri Hargyesa(ANN)- Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha Gollaha ku wargeliyey inay galaan fasax bil iyo

Somaliland: Munaasibadda Caalamiga Ah Ee HBF Iyo Khudbadii Xanbaarsanayd Ujeeddada Bandhiga Ee Prof Siciid Saalax

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Furitaanka Munaasibadda sannadlaha ah ee xarunta Dhaqanka Hargeysa oo ah mid sannad walba la qabato, waxay si weyn u iftiimisay qaabka ay qadiyada Somaliland uga iibiso calamka, iyadoo la marayo bandhiga Buuggaagta ee lagu soo bandhigo munaasibadda.

“Anniguna Qorilugud ayaan iska tegeyaa” Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Oo Ka Dareen Celiyay Xildhibaan Is Casilay

“Ciidkii weynaa 18 May ayaa innagu soo socda golluhuna waa fasax.” Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)_Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyay in marka loo qaybiyo Ajandaha  kalfadhiga 78aad ee gollaha inuu fasaxgelayo golluhu, maadaama aynu u diyaargaroobayno

Why the U.S. Should Recognize Somaliland?

Heritage Explains Araweelo News Network. Why the U.S. Should Recognize Somaliland? Featuring His Excellency Muse Bihi Abdi Have you heard of Somaliland? It has been de facto independent for 30 years, and they have taken great strides to pursue democracy,

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda Oo Gollaha Sharaxaad Ka Siiyay Miisaaniyadda 2022

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo ay weheliyaan wasiir ku xigeenka iyo saraakiisha kale ee wasaaradda, ayaa saaka gollaha wakiillada hor geeyay miisaaniyadda 2022, wuxuuna sharaxaad ka bixiyay qaabka ay u qorsheeyeen miisaaniyadda. Wasiirka, ayaa

Somaliland: Ma Waxa Jira Dabaylo Siyaasadeed?

Araweelo News Network.   Maxay Yihiin Dhaqdhaqaaqyada Xukuumaddu Ka Qaylisay Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay in ay joojisay shirar ay sheegtay in dhalinyaradda Somaliland qabsanayaan oo la doonayay in lagu qabto Magaaladda Caasimada ah ee Hargeysa, Sidaana waxa lagu sheegay qoraal

#Amb,James Swan Madaxweynaha Dadban Ee Soomaaliya Oo Ka Hadlay Wixii Ka Dhacay Xallane

#Araweelo News Network. #AMISOM oo Sheegay Khasaare Weerarkii Xerada #Xalane #Muqdisho, #Somalia, (ANN)- Wakiilka khaaska ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilasan Soomaaliya, #Ambassador James Swan oo ah Madaxweynaha dadban ee Soomaliya, ayaa sharaxaad ka bixiyay xaaladda murrugsan

Does Somaliland have a legal ground for seeking international recognition?

A Yes or No answer to this question depends on the establishment of a number of historical and legal facts. In this discussion, I will base my discourse on Somaliland’s legal existence prior to its independence on 26 June 1960,

Somaliland: Madaxweyne ku-xigeenka Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub Ee Ballaadhinta Dekedda Berbera

  Berbera(ANN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee ballaadhinta dekedda iyo Free Zone-ka Berbera. Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay xaflaadaasi dhagax-dhigga ah ayaa waxa goob-joog ka ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Madax-dhaqameed iyo marti

{ }Smiley face