Share this:

" />
Published On: Fri, Feb 27th, 2015

Daawo: Dr. Gaboose Iyo Sheekh Dirir Oo Wadajir U Qabtay Maxaaddaro Ballaadhan

Smiley face

Dr Gaboose iyo sheekh DiriHargeysa(ANN)Dhakhtarka caanka ah ee sida weyn looga xushmeeyo Somaliland iyo geyiga Soomaalida, isla markaana noqday Siyaasiga Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose oo sanadahan aan lagu arag masraxyada siyaasada, wixii ka danbeeyay 2012, xilligaa oo uu ka qaybgalay doorashadii golayaasha deegaanka Somaliland iyo tartankii Ururada siyaasada, balse hawlihiisa dhakhtarnimo ku jiray, ayaa lagu arkay dhaq-dhaqaaqiisa maanta fagaarayaasha aan arrimaha siyaasada shuqulka ku lahayn ee wacyi gelinta Bulshada.
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Sheekh Maxamed Dirir oo ah sheekh caan ku ah Tafsiirka Quraanka Kariimka ah, ayaa si wadajir ah muxaadaro ugu qabtay 27 Febuary 2015, magaalada Hargeysa.
Muxaadaradda ay wada qabteen Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Sheekh Dirir oo ahayd mid lagaga hadlayay mukhaadaraadka, isla markaana ujeedadeedu ahayd sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa mukhaadaraadka iyo khatarta uu leeyahay ee dhinacyada caafiimaadka iyo caqiidada Islaamka, waxa la qaybgalay Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland, qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka iyo boqolaal ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Hargeysa.

Muxaadaradaa oo ahayd mid balaadhan kaga boggo halkan Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face