Share this:

" />
Published On: Sun, Jun 7th, 2015

Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Imaaraadka Carabta

Smiley face

silanyovisit UAE1Abu Dhabia (ANN)Madaxweyneha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa gaadhay dalka Imaraadka Carabta. Kadib martiqaad uu ka helay Amirka Imaaraadka Carabta Sh. Khalifa Binu Zayed Bin Sultan Al Nahyan.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagaga hadlay safarka wefdiga Madaxweynaha, kaas oo u qornaa sidan:- “ Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ee u safray Imaaraadka Carabta ayaa qadar saacado ah ku sii nastay Qolka VIP-da ee Garoonka Adis-ababa Ethiopia, waxaana halkaasi madaxweynaha iyo weftigiisa lagaga qaaday diyaarad khaasa oo uu u soo diray Boqorka Imaaraadka carabtu.

Weftiga Madaxweynaha oo martiqaad rasmi ah ka helay imaaraadka carabta ayaa markii ay halkaasi gaadheen weftigii madaxweynuhu waxa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha iyadoo ay kaga horyimaadeen Masuuliyiin tiro badan oo ay ka mid ahaayeen Wakiilka Khalifa foundation, Maxamed Alxaaji Alkhuuri iyo madax sarsare oo kale, waxaana weftiga madaxweynaha loo gelbiyey halkii loogu talogalay in la dejiyo, iyada oo dhamaan wadooyinku ahaayeen kuwo amaankooda la sugay laguna gelbinaayey madaxweynaha baabuurta gaarka ah ee madaxweyneyaasha loogu talogalay iyo ciidamadii amniga sugaayey oo hareero socday weftiga.

waxaana la filayaa in madaxweynaha iyo weftigiisu ay saacadaha soo socda la kulmidoonaan Amiirka Imaaraadka Carabta oo martiqaadka u fidiyey madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, iyaga oo ka wada hadli doona arrimaha labada dal ka dhexeeya iyo arrimo dhawra oo kor u qaadidoona xidhiidhka labada dal.”

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Displaying 5 Comments
Have Your Say
  1. Whoa! This blog looks just like my old one! It’s on a completely different
    subject but it has pretty much the same page layout and design. Excellent choice of colors!

  2. This design is wicked! You obviously know how to keep a
    reader amused. Between your wit and your
    videos, I was almost moved to start my own blog (well, almost…HaHa!) Fantastic job.
    I really loved what you had to say, and more than that, how
    you presented it. Too cool!

  3. Thank you, I’ve recently been looking for information about this topic for a while and yours is the best I have found out till now.
    But, what in regards to the conclusion? Are you certain about the source?

    Here is my website – fresh store builder

  4. Esmeralda says:

    Hey There. I discovered your weblog using msn. That is a very well written article.
    I will make sure to bookmark it and return to read extra of your helpful info.
    Thank you for the post. I will certainly comeback.

    my website :: bikiniluxe (Esmeralda)

  5. My brother recommended I might like this website.
    He was totally right. This post truly made my day.
    You can not imagine just how much time I had spent for this information! Thanks!

    Here is my web-site: project free tv

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face