Daawo Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Temeshle Ah Ku Maray Shaaracyada Berbera
Berbera(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo safar aan hore loo shaacin si kedis ah ugu baxay shalay magaalada xeebta ah ee Berbera, ayaa socod temeshle ah ku maray shaaracyada wadooyinka iyo suuqa magaalada Berbera.
Halkan Ka Daawo Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Riix
Related