Published On: Tue, Feb 17th, 2015

Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Deegaanka Horu-fadhi

Smiley face

ciidamada dagaal1Horu-fadhi(ANN)Dagaal waqti kooban socday, ayaa ka dhacay deegaanka Horu-fadhi ee duleedka Buuhoodle. Kadib markii mid ka mid ah kooxda Khaatumo oo maalmahan shirar ka waday deegaanka Ceegaag oo u dhow halkaa, balse ay ciidanka qaranka Somaliland isku dhaceen.
Faarax Cade Faarax oo kooxda Khaatumo ugu magcaaban wasiirka arrimaha Bulshada, ayaa qiray dagaalka ka dhacay Horu-fadhi, wuxuuna sheegay in dhinacooda khasaare sahlan soo gaadhay oo ay laba ka mid ah malayshiyadooda dhaawacyo kasoo gaadheen, isagoo dhinaca Ciidanka Qaranka Somaliland sheegay in dhaawac iyo dhimasho soo gaadheen.
Balse xukuumadda Somaliland, ayaan wax jawaab ah ka bixin dhacdadaa iyo dagaalka ka dhacay deegaankaa, iyadoo deegaanka marar hore isku dhacyo iyo dagaalo dhexmaray Ciidanka qaranka ee fadhiisinkaa iyo malayshiyada khaatumo hore uga dhaceen, balse mudooyinkan danbe ay xaaladu deganayd oo aanay ka dhicin wax dagaalo ah.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face