Share this:

" />
Published On: Wed, Aug 12th, 2015

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Iyo Hoggaamiyaasha Saddexda Xisbi Qaran Oo Ka Hadlay Kulan Ay Ka Yeesheen Qoraal Madaxtooyadu U Gudbisay

Smiley face

kulankamaxkamaddasarexisbiyadaHargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ah Maxkamadda Dastuuriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi ah la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku waajahan Qaraarkii Golaha Guurtida iyo soo Jeedintii Axsaabta qaranka.
Kulanka oo lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare, wuxuu ahaa mid saxaafadu aanu goob joog ka ahayn, balse markii uu dhamaaaday waxa warbaahinta la hadlay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ku hadlayay Afka saddexda Xisbi qaran.
Sidoo Kale Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Distooriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa dhiniciisa iftiimiyay Sababta dhalisay inay Kulanka la qaataan Sadexda Xisbi Qaran.
Maxkmadda ayaa la filayaa inay tafsiir ka bixiso sharciyada Golaha Guurtidu u cuskatay muddada ay u kordhisay Xukuumadda iyo golaha wakiiladda. Kaddib markii dib u dhac ku yimi doorashooyinkii la filayay inay Somaliland ka qabsoomaan sannadkan lagu jiro 2015.


Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face