Share this:

" />
Published On: Tue, Feb 24th, 2015

Haweenay U Dhalatay Dalka Farance Oo Lagu Afduubay Dalka Yemen

Smiley face

araweelonews-300x168Sanca(ANN)Haweenay u dhalatay dalka Farance oo u shaqaynaysay Hay’addaha caalamiga ah ee gargaarka (Internatinol NGO’s) ee ka hawlgala dalka Yemen lagu afduubay maanta magaalada Sanca ee xarunta Dalkaa oo malayshiyada xuutiyiintu gacanta ku hayaan tan iyo markii ay qabsadeen Sep 2014.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska, ayaa xaqiijiyay afduubka haweenaydaa oo aan la ogayn meel la geeyay, waxaana soo baxay warar sheegaya in dareewalkii u waday gaadhiga ku kacay afduubkaa, balse warar kale ayaa sheega qof hubaysan ka kaxaystay saaka badhtamaha magaalada Sanca.
Lama garanayo ujeedada loo afduubay haweenaydaa, iyadoo afduubka haweenaydaa uu kusoo beegmay qalalaasaha ka taagan dalka Yemen ee dhinaca siyaasada.
News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face