__

 

Araweelo News Network
Golaha Deegaanka Caasimada Oo Aqlabiyad Ku Doortay Maayar Dhalinyarada Ugu Firfircoon Hargeysa Iyo Mushkiladaha Horyaal
Sunday, 14 April 2013 15:00

Hargeysa(ANN)Golaha Deegaanka ee caasimadda Hargeysa ayaa u doortay Maayar cusub Cabdiraxmaan Maxamuud

Read more...
 
Kulan Albaabada Loo Xidhay Oo Ay Yeesheen labada Madaxweyne Ee Somaliland iyo Somalia Iyo Qodobka Xaasaasiga Ah Ee Loo Dhegtaagayo
Saturday, 13 April 2013 14:29

 

Somali ve Somaliland Cumhurbaşkanları AnkaradaAnkara(ANN)Kulan albaabada loo xidhay oo qaatay saacado ayaa dhexmaray markii u horaysay Labada Madaxweyne ee Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynaha Somalia

 

Read more...
 
Dhinacyada Wadahadalada U Metelaya Somaliland Iyo Somalia Oo Kulankii U Horeeyay Yeeshay Iyo Magacyada Xubnaha Gudiyada Labada Dhinac
Thursday, 11 April 2013 21:03

Ankara (ANN)Bilawga gogol xaadhka  wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaa maanta si hordhac ah uga furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay ku suagn yihiin wufuud ka kala

Read more...
 
Dablay Jidgooyo U Gashay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Iyo Badhasaabka Togdheer Duleedka Burco
Wednesday, 10 April 2013 20:48

Burco(ANN) Dablay jidgooyo u gashay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir iyo Badhasaabka Gobolka Togdheer Axmed C/llaahi Xamarji oo

Read more...
 
Madaxweynaha Cusub Ee Kenya Uhuru Kenyatta Oo Loo Dhaariyay Xilka
Wednesday, 10 April 2013 20:34

Nairobi(ANN)Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa maanta loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada dalkaa xafladda Munaasabadda

Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hanjabaad Kaga Jawaabay Cabshooyinka Bulshada Ee Ka Dhashay Qaabka Loo Maamulay Mashaariicda Shirkaddaha Shidaalka
Sunday, 07 April 2013 16:47

 

 

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa jawaab hanjabaad ah ka bixiyay cabshooyin ka dhashay qaabka loo maamulay mashaariicda Shirkaddaha shidaalka doonaya inay kasoo saaraan

Read more...
 
Qodobada La Saxeeyay Wadahadaladii Sida Weyn Loogu Dhegtaagayay Ee Hogaamiyayaasha Soomaalida Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay
Saturday, 13 April 2013 21:00

Ankara(ANN)Labada Dawladood ee Somaliland iyo  Soomaaliya ayaa saxeexday heshiis ka kooban 7 qodob, kaas oo ka danbeeyay wadahadalo

 

Read more...
 
Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo Kulmaya Saacadaha Soo Socda Iyo Qodobada Laga Hadlay
Saturday, 13 April 2013 04:55

 

Ankara(ANN) Gudiyada loo saaray wadahadalada labada dhinac ee Somalia iyo Somaliland ayaa weli ka socda Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kuwaas oo galay maalintii sadexaad, isla markaana

 

Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Gacansaydhay Fariin Uu U Siday Wasiirka Britain U Qabilsan Arrimaha Afrika
Wednesday, 10 April 2013 22:38

Adis Ababa (ANN) Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku gacansaydhay fariin dawlada Britain uga timi oo nuxurkeedu ahaa inay Somaliland ka qaybgasho

 

Read more...
 
Amarka Lagu Xaraashayo Iskaraabka Dalka Waxa Ka Haboon In Sahrciga La Waafajiyo Qandaraasyada Madaxtooyada,Falanqaynta Arraweelonews
Wednesday, 10 April 2013 20:43

Madaxweyne Siilaanyo ayaa amray in la xaraasho gebi ahaanba iskaraabka dalka yaal, isagoo taa bedelkeedana sheegay in wixii dhaqaalle ah ee kasoo baxa lagu

 

Read more...
 
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Aanay Hayn Ajandaha Shirka Uu U Boqoolay Ee Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Ee Turkiga
Monday, 08 April 2013 15:16

 

 

IMG_0560Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti heer qaran ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta u boqoolay  dalka Turkiga, halkaas  oo loo qorsheeyay inay ka dhacaan

Read more...
 
Qabanqaabada Aaska Maayarkii Hargeysa Oo Madaxweyne Siilaanyo U Magcaabay Guddi Heer Qaran Ah
Sunday, 07 April 2013 16:03

Hargeysa(ANN) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Digreeto ku  ku magacaabay  maanta Gudi  qaban-qaabo oo uu u  xilsaaray Aaska Maayarkii Hargeysa  

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 8 of 215

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 11 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal 23 May 2013, 22.47 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Sixir-Bararka Dabarka Goostay Waxa Sababay Madaxda Baanka Dhexe, Faallada Wargeyska Hubaal
Tan iyo intii xilka Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland loo magacaabay mas’uuliyiinta cusub oo haatan xilka hayey muddo saddex sanno ah, ayaa waxa qiimo dhac xad dhaaf ahi ku yimid qiimaha shillinka Somaliland oo uu
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri 23 May 2013, 15.57 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxaa Ku Xiga Ka Noqoshada Xil ka Xayuubinta Xukuumadda Xamar? Faallo: Xassan Cumar Horri
Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa 20 May 2013, 18.58 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xuska Ciyaaryahan Caan Ah Marxuum Maxamed Cali Oo Lagu Qabtay Garoonka Tima-cadde Ee Hargeysa
Hargeysa(Arraweelo News) Xus  loo sameeyay Ciyaaryahan Maxamed Cali  Obsiiye (Callo) oo caan ku ahaa Ciyaaraha  baskitka ayaa lagu qabtay garoonka Ciyaaraha fudud ee Tama-cadde,
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan 20 May 2013, 18.21 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Hormuudka Baalashleyaasha! Dhacdo Soo Jiidatay Bulshada, By Abdirahmaan Aadan
Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah,
Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Youtube

 

 

 

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top