__

 

HAMBALYO DHALASHO WACAN PDF Print E-mail
Wednesday, 18 January 2012 13:18

Aabbo Yuusuf Daahir Axmed iyo Hooyo Caasha Aadan Maxamed, Naasir Yuusuf Daahir, Kayse Yuusuf Daahir, Fadxiya Yuusuf Daahir, Salaad

Yuusuf Daahir, Cabdirisaaq Yuusuf Daahir, Jimcaale Yuusuf Daahir Cabdixaafid Yuusuf Daahir


Dhamaan Reer Yuusuf Daahir Axmed iyo dhamaan reer Daahir Axmed waxay hambalyo dhalasho wacan u dirayaan Cabdiqani Axmed Aw Jaamac iyo Layla Yuusuf Daahir oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa 12/01/2012 Wiilkaas oo loo bixiyey Axmednaasir Cabdiqani Aw Jaamac waxa ay leeyihiin soo barbaar oo Noqo kii dalkiisa, Diintiisa iyo waalidkiiba anfaca 



AAMIIN  AAMIIN  AAMIIN  AAMIIN

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 15 guests online

Sports Headline