| Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland. |
|
|
|
| Tuesday, 21 February 2012 13:19 |
|
Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland. TEL: 00252-2-527999 Ma doonaysaa habeenkaaga Munaasibad Xaflad Aroos, Meher, Kulan Asxaabeed, ama inaad shir la qaadato saxiibadaa iyo sidoo kale kulan aqoon is weydaarsi iyo siminaar. Dhamaan Munaasibadaha iyo xafladaha Crown Huteel waa Huteel si casri ah oo si farshaxan leh loo habeeyay, iyadoo
Hadaba Maamulka Hudheelka casriga ah ee Crown oo ku yaal magaalada Hargeysa, goob dabiici ah, waxa uu dadweynaha reer Somaliland gudo iyo debedba ugu bushaaraynayaa adeegyo casri ah, Hoolal si cajiiba loo dhisayn gareeyay, isla markaana loo qalabeeyay iyo shaqaale hawshooda u jajaban oo lagu tababaray raarileginta iyo marxabaysiinta macmiisha u timaada. Hadaba ha moogaan hudheelka Crown ee magaalada Hargeysa, kaas oo aad ugu iman karto soo dhawayn aad iyo aad kuu raalligelisa.
|

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The Real Madrid director of football enthuses that the Tottenham star is...
The iconic ex-Brazil star believes that the Barcelona and Real Madrid target...
The 59-year-old's appointment could see the Argentina international stay at Manchester City...
The Blues goalkeeper says that Europa League triumph means the Spaniard will always be...
The France legend picked out the midfielder as the man to watch on Saturday,...


















