| Hambalyo Meher Wacan |
|
|
|
| Saturday, 10 March 2012 23:56 |
|
Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar, Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case), Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi, Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye, La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan, Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Warsame (Digaale), Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan XaashiDhamaan La-taliyeyaasha Madaxtooyada iyo sidoo kale Shaqaalaha ka Hawl-gala Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland waxay Hambalyo MEHER u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Siciid Maxamed Jaamac iyo Xamda Cumar Cabdi oo meherkoodu ka dhacay khamiistii 08/03/2012 Hotel Mansour. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkoodu soo degdego ee kala hela ubad khayr qaba iskuna raaga ee kala hela ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintooda anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The Italian coach joked after the game about...
The playmaker has revealed that there has been contact with...
The Bavarians coach struggled to hold back tears...
Arsene Wenger's men need a victory at St James' Park to ensure...
The Germany international has long been linked with a summer...
Andre Villas-Boas' men know that they must defeat Sunderland if...
The QPR midfielder believes...
The Bianconeri trainer has jokingly admitted he would love to...


















