| Tacsi Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajucuun |
|
|
|
| Monday, 04 June 2012 19:38 |
|
Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group, Cabdirashid Maxamed Siciid, Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkadda Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Reer Xaji Cabdi Ducaale, qoyskii eheladii, asxaabtii iyo dhammaan shacabkii uu ka baxay, oo ay ka tacsiyadaynayaan Marxuum Ismaaciil Xaji Cabdi Ducale oo 3 June, 2012, ku geeriyooday Shil Baabuur waddada u dhexeysa Sheekh iyo Berbera, waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN. |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

The Viola boss says the club could be tempted to...
The Rossoneri have made use of a clause which allowed them to bring the...
Germany's capital will play host to the competition's showpiece for the first...
The Argentine coach says...
Over 1.5 first-half goals is a bet that...
The 20-year-old...


















