| Haweenaydii U Horaysay Ee Shaacisay Inay Iska Sharaxayso Doorashadda Deegaanka Hargeysa |
|
|
|
| Tuesday, 19 June 2012 14:44 |
|
Sidaa waxay Yurub ku sheegtey qoraal kooban oo ay xalay soo gaadhsiiyey warbaahinta,. Yurub Abiib Cabdi oo ka hadlaysa murashaxnimadeeda Xildhibaanada Golaha Deegaanka ayaa tidhi, “Aniga oo ah Yurub Abiib Cabdi waxaan maanta (Shalay) 12 Jun 2012, shaaca ka qaadayaa inaan u sharaxanahay, Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Xisbiga KULMIYE, oo aan ka tirsanahay xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga. Waxa igu kalifay inaan isa soo sharxo waxa weeyaan sidii aan dadkayga, dalkayga-ba wax ugu tari lahaa, waxaanan ku kalsoonahay inaan wax baddan ka qaban doono arrimaha bulshada maadama aan ahay qof baahida dadkeedu qabaan xog-ogaal u ah.”” Yurub Abiib Cabdi Cumar ayaa noqonaysa gabadhii ugu horeysay ee Caasimada Hargeysa kaga dhawaaqday inay tahay murashaxad Xisbiga KULMIYE ugu tartami doonta Golaha Deegaanka, isla markaana waxay ka mid ahayd hablihii kaalinta libaax ka soo qaatey halgankii dib-u-xoreynta qaran ee Somaliland, isla markaana kaalin muuqata ku lahaa arrimihii nabadeynta iyo dib-u-dhiska dalka. Araweelonews Mobile Somaliland Office E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |

Quraanka Kariimka Ah Oo Luqado Badan Lagu Turjumay ka Daalaco Halkan


Habeenkaaga Hargeysa Hoolal Casri Ah Iyo Huteelka Crown kala Xidhiidh Hargeysa Somaliland

Fabio Quagliarella opened the scoring in Genoa but...
The Three Lions boss supports Chelsea's move to...
Beppe Marotta admits that the Manchester City star would be easier to...
The Barcelona boss admits he is unsure how talks to sign the...
The 35-year-old predicts he will miss the dressing room environment after retirement...
The 35-year-old boss reveals he hopes to use the recently-crowned...
The Nerazzurri boss says he will always be thankful to...


















