__

 

Qodobada Kasoo Baxay Wadahadalo Laba Maalmood Qaatay Oo Dhexmaray Somaliland Iyo Somalia PDF Print E-mail
Thursday, 21 June 2012 16:11

London(ANN) Wadahadaladii Somaliland iyo Somalia ee ka socday dhismaha  lagu magcaabo Chevering House oo  ku yaal Kaynta duleedka London oo ah goob uu ku nasto  Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, ayaa lasoo gebabeeyay maanta, waxayna labada dhinac soo saareen

 

oo halkaa lagaga dhawaaqay in lagu heshiiyay qodobo sideed ah oo laga wada hadlay.
Labada dhinac oo ay kala hogaaminayeen wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya C/samad Macallin Max’ud iyo wasiirka arrimaha debadda Somaliland Max’ed C/llaahi Cumar ayaa wada hadalladii dhexmaray ku tmaamay kuwa horudhac ah oo la isku afgartay, iyagoo saxaafada la hadlay markii uu dhamaaday kulankaa oo laba maalmood socday.
Qodobada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah: In labada Madaxweyne ee dowladda KMG ah iyo Somaliland dhowaan kulmaan, si ay usii dhaqaajiyaan waxyaabaha kulankaa lagaga  wada hadlay iyo waxa la qaban doono xilliyada soo socda, balse kulankaa labada Madaxweyne ayaa si rasmi ah loo cayimin meesha uu ka dhacayo, waxaase la filayaa in la kala doorto dalalka Qadar, Imaraadka Carabta iyo  Switzerland.
War murtiyeedka ay labada dhinac soo wada saareen, waxa kaloo lagu xusay in lagu heshiiyay in wadahadalla dowladda labada dawladood ee Somaliland  iyo Soomaaliya ay sii socdaan  haddii dowlad cusubi badesho dowladda KMG ah ee haatan ka jirta Soomaaliya oo waqtigeedu geba-geba yahay.
Sidoo kale waxa kaloo qodobada  labada dhinaca ku heshiiyeen lagu xusay inay iska kaashadaan la dagaallanka argagixisada, budhcad badeedda iyo kooxaha badaha Soomaaliya ku shuba suntan, ama wasakhda warshadaha kasoo hadha.
Waxa kale lagu heeshiiyay  in khubaro xagga qaanuunka, dhaqaalaha iyo amaanka ah labada dhinac u yeedhtaan si ay ugala tashadaan arrimahaa.
Wafdiga labada dhinac ayaa beesha caalamka u sheegay iney gacan ka geysan doonaan sida ay uga   wada shaqey doonaan Caawimooyinka la gaadhsiiyo  dadka bulshada Soomaalida  ah ee tabaaleysan, iyagoo caalamkana ka codsaday iney kaalamadaas balaadhiyaan.
Labada dhianca sidoo kale waxey ku heshiiyeen in xillaga KMG ah ee dalka Soomaaliya laga gudbo oo loo gudbo dowlad rasmi ah. iyo in labada dal xagaajiyaan isu socodka xuduudaha mustaqbalka labada dal.
Qodobka ugu xaasaasisan ee la filayay in kulankaa lagu soo qaado ayaa ahaa aqoonsiga Somaliland, balse  si toos ah looma  soo hadal qaadin in Somaliland dib ugu soo biirto Soomaaliya,  ama ay ka go’do, waxaana wasiirka arrimaha debadda Somaliland Max’ed C/llaahi Cumar oo su’aashaas la weydiiyay sheegay in waxa laga hadlayay aanay  ku jirin madax banaanida Somaliland oo uu sheegay in aanay  gorgortan ku jirin.
Dhinaca kale Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya C/samad Macallin Max’ud oo dhiniciisa  arrintaa ka hadlay ayaa sheegay in qodobkaasi yahay mid lagu kala aragti duwan yahay, hase ahaatee wuxuu tilmaamay in arrintaa  lagaga  hadli doono gebagebada wada hadalada danbe ee loo balamay. Sidaa darteed aanay  ahayn in lagu soo qaado bilawga wada hadalka oo uu sheegay inuu ku dhamaaday guul.
Kulankan maanta lagu sooo gebagebeeyay magaalada London ee dalka Britain oo ay dabada ka riixayeen hormoodka dalalka  beesha  caalamka ugu waaweyn,   waxa  marti geliyey dowladda Brtain oo weheliyeen  dalka Norway iyo Midowga Yurub, waxaana qabsoomidiisu ka dhalatay baaq beesha caalamku kasoo jeedisay shirkii arrimaha Soomaalida ee 23-kii Febaraayo ka dhacay dalka Ingiriiska.

Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 6 guests online

Sports Headline

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Colaadda Biyaha Niilka iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan SaxaafadeedXog-Ururin),By Xasan Cumar Hoori
Waxaa laga sii digayaa burbur hor leh oo ku soo fool leh Afrika. Dunida waxaa soo wajahay cunto-yaraan. Waxaa cirka isku shareeray qiimaha cuntada. Waxaana gabaabsi sii ah raashin dheeraad ah oo loo raro dalal kale. Dhinaca
Wasaaradda Khaarajiga Somaliland: Awr Dabar La'aan dhacay! By M. Haaruun 13 June 2013, 20.31 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Wasaaradda Khaarajiga Somaliland: Awr Dabar La'aan dhacay! By M. Haaruun
“Sheekada macaan ee dhagaha, layska maqashiiyo Iyo dawgii muuqday oo si kale, loo
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Mid ka Wanaagsan inama soo marin. By Cabdi Daahir Camuud 13 June 2013, 17.15 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Mid ka Wanaagsan inama soo marin. By Cabdi Daahir Camuud
Waxaa laga eegaa xukuumadaha jira laba meelood oo kala ah sida ay danta guud iyo nabadgeliyada uga shaqayso iyo arimaha debeda iyo dhaqaalaha
Somaliland Cidla kaga tagi mayso Itoobiya hadii lagu soo duulo ama layskugu tago, By C/raxmaan Cadami
Kocdoonkii Guga Carabta ee masar ka hilaacay iyo banana-baxyo rabashado wata oo daba dheeraaday waxay masar ku abuureen xaalad deganaansho la’aan siyaasadeed iyo kala qaybsanaan, Dawlada Ikhwaantu waxay ku haftay xalinta iyo
Qofkaan Waalidkii Edbin, Waayahaa Edbiya, By Maxamuud Cali Walaaleye 10 June 2013, 19.05 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Qofkaan Waalidkii Edbin, Waayahaa Edbiya, By Maxamuud Cali Walaaleye
Salaanta islaamka ka dib, waxaan jecelahay inaan jawaab kooban ka bixiyo maqaal nin sheegtay C/casiis Bashiir Nuur, ku magacaabay Cali Xoorxoor oo horsed ka ah
Kulan Dhexmaray Haweenka Awdal Prof. Axmed Samatar 07 June 2013, 19.20 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Kulan Dhexmaray Haweenka Awdal Prof. Axmed  Samatar
Boorama(Araweelo News Net Work) Haweenka Gobolka Awdal ayaa Kulan la yeeshay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo booqasho ku jooga
Qorshayaasha qarsoon ee qaramada midoobay iyo qabsashada Soomaaliya 05 June 2013, 17.09 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Qorshayaasha qarsoon ee qaramada midoobay iyo qabsashada Soomaaliya
Markaad eegto Xassan Sheekh duulimaadadiisa faraha badanee uu adduunka ugu kala gooshayo marna Japan mar Addis-ababa, Kenya ama marka la leeyahay MadaxwaynahaSoomaaliya ayaa Koonfur Africa kala
Kursiga Dahabka  Ah Ee Somaliland Kaga Fadhido Gor-gortanka Biyaha Niilka Ma Ka Faa’idaysan Doontaa.? W/Q.Saeed Issa Eleyeh.
Somaliland ayaa waxaad moodaa inay siyaasad ahaan suudh dahaba xidhantahay markaad eegto sida uu  U bilaabmatay isbadalka siyaasiga ah ee  sida xawliga ah isu soo taraya, kaas  oo  ku salaysan is khilaafka dhexyaala
Inta Raggu Dumarka Dheeryahay Waxaa Ka Badan  Intay Ka Simanyihiin By, Aamina Maxamud Axmed (Khaliifo)
Marka hore waxaa mahad iska leh Allah oo ay naftaydu iyo naftiinuba gacantiisa ku jirto inata aanan u gudbin
Dahabshiil oo Kaalin Miisaan leh ka Qaadatay Hirgelinta iyo Baahinta Tartanka Ciyaaraha Gobollada
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa kaalin miisaan leh oo loo bogay ka qaadatay hirgelinta iyo baahinta tartanka ciyaaraha gobollada dalka oo si rasmi

Hambalyo & Tahniyad

Meher Wacan Mr. Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi 30 May 2013, 17.24 carraale Hambalyo & Tahniyad
 Meher Wacan Mr. Sacad Muuse Ibraahim & Ifraax Cali Cabdi
Aabbo Cali Cabdi Cabdillaahi, Hooyo Xalliimo Cabdi Cumar, Layla Cali Cabdi iyo carruurteeda, Samsam Cali Cabdi iyo carruurteeda, Safiya Cali Cabdi iyo
Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top