__

 

Munaasibad Dhoolatus Ballaadhan Ah Oo Loo Sameeyey Murrashax u Tartamaya Golaha Degaanka Hargeysa PDF Print E-mail
Thursday, 21 June 2012 19:39

Xafladda caloolay.JPGHargeysa (ANN) Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo ka mid ah Murrashaxiinta urur-siyaasadeedka DALSAN uga qaybgelaya tartanka doorashooyinka Golayaasha Degaanka Hargeysa, ayaa maanta  xaflad ballaadhan oo dhoolatus ah loogu sameeyey Hudheelka Crown ee

 

caasimadda Hargeysa.
Xafladda dhoolatuska ah ee loo sameeyey Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo kulmisatay kumanaan qof oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshadda ku dhaqan caasimadda Hargeysa, waxa ka qaybgalay masuuliyiin sare oo ka socday urur-siyaasadeedka DALSAN oo uu horkacayey Guddoomiyaha ururkaas Md. Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare), xildhibaanno ka socday golaha degaanka Hargeysa, odayaal, waayeel, dumar iyo dhallinyaro ay shucuurtooda ka muuqatay taageerada ay u hayaan murrashaxa loo dabaaldegayey.

soo dhawaynta caloolay.JPG
Xafladan soo dhawaynta ah ee Maxamed Caloolay loo sameeyey, ayaa si weyn idhaha u soo jiidatay, iyadoo ahayd mid ka mid ah xafladihii ugu ballaadhnaa ee loo sameeyo murrashaxiinta u tartamaya golaha degaanka Hargeysa.
Xildhibaan Xasan Xaydh oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Degaanka Hargeysa ee xisbiga UDUB oo xafladaas ka hadlay, ayaa sheegay inuu soo dhawaynaayo murrashaxa da’da yar ee Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), isaga oo xusay in aannu murrashaxani tartanka uga qaybgalayn beel qudha, balse  uu u tartamayo dhallinyarada ku dhaqan Hargeysa, uguna duceeyey inuu ku guulaysto hamigiisa dhallinyaranimo.

Caloolay iyo ismaaciil yare.JPG
Xoghayaha Guud ee ururka DALSAN Mr.Maxamed Cali Yaasiin, ayaa isagu aad  ugu hambalyey taageerayaasha tirada badan ee muujiyey taageeraday u hayaan Mr. Maxamed Axmed Jaamac Caloolay iyo ururka DALSAN, isaga oo ku amaanay musharaxan da’da yar inuu guul weyn u soo hooyey urur-siyaasadeedka uu ka tirsan yahay, muujiyeyna cudud aan musharax lagu arag.
Cabdirisaaq Cabdillaahi Xasan oo ka mid ahaa xubnihii soo qabanqaabiyey xafladan lagu muujinaayey taageerada musharaxa da’da yar, ayaa sheegay in qabanqaabinta xafladan tahay mid muujinaysa taageerada dhallinyaradu u hayaan Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), una horseedi karta inuu ku guulaysto tartanka doorashada golaha degaanka.
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Urur-siyaasadeedka DALSAN Mr. Bulxan, ayaa isagu soo dhaweeyey aadna ugu amaanay dhallinyarada taageeraday u muujiyeen saaxiibkooda u sharaxan golaha degaanka.
Musharax caloolay.JPGMusharaxa da’da taageerada ballaadhan loo muujiyey Mr. Maxamed Axmed Jaamac oo isagu halkaas ka hadlay, ayaa ballanqaaday inaannu iloobayn abaalka iyo taageerada dhallinyaradu u muujisay, uguna abaal-gudi doono waxqabad iyo hiil dhallinyaranimo.
“Dhallinyarada waxaan leeyahay codkiina wax ku beddela oo u hawlgala sidii nin kasta oo dhallinyaro ah oo sharaxan inuu soo baxo, waxaan u ballanqadaya bah weynta dhallinyarada Somaliland, gaar ahaan Gobolka Maroodi-jeex haddii Ilaahay yidhaa oon ku guulaysto musharaxnimada inaan magaciina iyo sumcaddiina ilaaliyo oon la odhan dhallinyarada doorkii dhawayd markii la doortay waxaasay sameeyeen oon mar dambe laga xanaaqin,” ayuu yidhi Mr. Maxamed Caloolay.

Caloolay.JPG
Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka DALSAN Md. Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare), ayaa isagu aad ugu soo dhaweeyey cududa taageerayaashu u muujiyeen musharaxa, isaga oo
“Maxamed Axmed Jaamac aad baan u hambalyeynaya, uguna yeedhi maayo naanaysta loogu yeedhayo, waxaan halkan maanta ugu yeedha laba magac oo  uu la baxay, magaciisa u horeeya waa Diiriye oo DALSAN wuu diiriyey, magaca labaad ee uu la baxayna waa Nuur oo ururkii wuu nuuriyey Allaah ha daayaanan leeyahay.”
Waxa kale oo halkaas ka hadlay oday Cabdillaahi Xaashi (Gaambiye) oo afka oday-dhaqameedka ku hadlaayey, Aamina Sado oo iyadu haweenka u hadlaysay iyo Prof. Keyse Axmed Jaamac oo ka tirsan masuuliyiinta ururka DALSAN, kuwaas oo dhammaantoodba soo dhaweeyey taageerada musharaxan.
Xafladda caloolay.JPG
Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 5 guests online

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Muj. Xamse Ciise Oo Ka Hadlay  Dabaal-degii  Xuska 18 May, Doorkii Ay Ku Lahaayeen Abaabulka Munaasibadaa Iyo Dareenkii Shacbiga Hargeysa
Hargeysa(Araweelo News Network) Xoghayaha fulinta Gobolka Maroodijeex Muj. Xamse Ciise Cabdi ayaa ka hadlay Dabaal-degii xuska 18 May ee shalay sida weyn loogu soo baxay,
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday
Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Faca wayn ee uu lahaa, Qalinkii: Muna Ibrahim Adan
v\:* {behavior:url(#default#VML);} o\:* {behavior:url(#default#VML);} w\:* {behavior:url(#default#VML);} .shape {behavior:url(#default#VML);} 800x600 Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun 02 May 2013, 09.36 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun
Abwaan C/laahi Macalin Axmed, (Dhoodaan), 1941 kii ilaa 2013

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top