__

 

Xeer Ilaalinta Oo Wejigabax Kaga Yimi Dacwada Boqor Buur-madaw Ku Jihaysay Warbaahinta Iyo Looyaradda U Doodaya Oo La Filayo Inay Ka Baxaan Difaaciisa PDF Print E-mail
Saturday, 23 June 2012 22:09

Xeer Ilaalinta Oo Wejigabax Kaga Yimi Dacwada Boqor Buur-madaw Ku Jihaysay Warbaahinta Iyo Looyaradda U Doodaya Oo La Filayo Inay Ka Baxaan Difaaciisa Hargeysa (ANN)Dhegeysiga dacwada loo haysto Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw oo maanta la filayay in lasoo geba-gebeeyo, ayaa yeelatay weji kale. Kadib markii dacwad oogayaasha ka socday xeer ilaalintu ku guuldaraysteen inay Maxkamadda hor keenaan

markhaatiyo ku filan si loosoo afjaro dacwadaa oo soo jiitantay.
Gobolka Hargeysa, ayaa dhegeysatay maanta dacwada  Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow  dacwadiisu  dib uga  bilaabantay Maxkamadda Isniintii lasoo dhaafay. kadib markii uu mudo afar bilood ah ku xidhnaa xukun la’aan xabsiga dhexe ee Hargeysa.
Ciidmada amaanka ayaa subaxnimadii hore xidhay wadooyinka maxkamadda, waxaana xili hore la keenay Boqor Cismaan oo si weyn loo ilaalinayo, iyadoo dadweyne tiro badani soo buuxiyeen barxada iyo duleedka maxkamadda gobolka, kuwaas oo inyar oo ka mid ah loo ogolaaday  galaan hoolka dacwada, balse waxa aan loo ogolayn warbaahinta  oo danaynaysay dhegeysiga dacwadaa.
Garsooraha  kiiskaa qaadaya Cismaan Fanax oo ah kii labaad ee gala dacwada Boqor Buur-madaw, ayaa hore ugu sheegay laba fadhi oo kan ka horeeyay inay xeer Ilaalintu horkeento maxkamadda markhaatiyo ku filan si loo geba-gebeeyo kiiskaa. Laakiin markii ay saaka xeer ilaalintu markii sadexaad ku fashilantay inay markhaatiyo keento, ayaa dib loo dhigay qadar saacad ah xiliggii fadhiga maanta bilaabmi lahaa.Xeer Ilaalinta Oo Wejigabax Kaga Yimi Dacwada Boqor Buur-madaw Ku Jihaysay Warbaahinta Iyo Looyaradda U Doodaya Oo La Filayo Inay Ka Baxaan Difaaciisa
Hase yeeshee markii ay xeer Ilaalintu waxba keeni weyday, waxay ku doodeen in maxkamaddu waaran u goyso qaar ka mid ah warbaahinta  iyo af-hayeenka Madaxtooyada oo ay u qabsadeen inay kiiskaa ka noqdaan markhaati, taas oo suurta gal noqonweyday.
Qareenada u doodya Boqor Cismaan, ayaa ka codsaday Garsooraha maxkamadda inuu laalo dacwadaa, maadaama ay xeer ilaalintu ku guuldaraystay inay cadaymo ugu filan denbi hor keenaan maxkamadda markii sadexaad. Sidaa awgeed waxay ku doodeen in maxkamaddu iyadoo cuskanay qodobka 155,  laalsho dacwadaa, ama ay ku go’aan qaadato waxa horyaala. Laakiin waxa is bedeley jawagii uu garsooruhu ku hagayay dacwada oo maanta la filayay inay go’aan ka qaadato. Kadib markii xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Xasan Axmed Aaden soo galay hoolka dacwadu ka socotay, taas oo garsooruhu u arakay culays kaga yimi dhinaca xukuumadda ee dacwada wadata, wuxuuna ku celiyay dacwada halkii ay ka bilaabantay. Kadib markii  Xeer Ilaaliyaha guud oo soo galay ku wargeliyay garsooraha in Maxkamaddu markhaatiyada iman waayay qoraal yeedhis ah u dirto. Haddii ay diidaana talaabo laga qaado.
Garsooraha, ayaa sheegay in dhegeysiga dacwadu wejigii labaad marayo, sidaa awgeed ay doonayaan in lasoo geba-gebeeyo, balse wuxuu qaatay garsooruhu go’aan ah inuu raaco dooda xeer Ilaaliyaha guud, wuxuuna dacwada u jiheeyay weji kale oo ah dhinaca saxaafada, isagoo mudeeyay maalinta Arbacada ee soo socota. Sidaana waxa lagu xidhay fadhigii dacwadaa.
Fadhiga maanta ee dacwadaa ayaa gebi ahaan isu bedelay mid  siyaasadeed, iyadoo ay qaar ka mid ah dadkii la socday dhegeysiga dacwada ku tilmaameen mid aan marnaba looga fadhiyin cadaalad, waxayna warar ku dhow dhow qareenada u doodayay Boqor Cismaan Buur-madaw sheegayaan inay ka baxayaan difaaca dacwadaa oo ay u gudbinayaan maxkamadda qoraal ay ugu sheegayaan inay ka baxeen difaaca kiiskaa, iyagoo ku doodaya in faragelin qaawan lagu hayo kiiskaa, isla markaana ay xeer Ilaalinta iyo laanta baadhista denbiyadu ku guuldaraysteen inay mudadii uu xidhnaa Boqor Cismaan oo ka baddan afar bilood iyo intii dacwadu socotayba maxkamadda hor keenaan markhaatiyo ku filan eedaha loo haysto  iyo cadaymo toona.
Dhinaca kale  Qareenada U doodaya Boqor Cismaan oo haa Garyaqaan Barkhad Iyo Maxamed Faarax, ayaa noqonaya haddii ay iska casilaan qareenimada kiiskaa  kooxdii labaad ee iska casila Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw, taas oo dib u dhac ku yimi bishii May, 2012,  Kadib markii Qareenada difaacayay ka baxeen inay difaacaan, kuwaas oo ku sababeeyay ka bixistooda  dacwad oogayaasha xeer Ilaalinta ka socday oo u hogaansami waayay go’aan garsooraha maxkamadda ee xiliggaa qaadayay dacwadu ugu sheegay inay is waafajiyaan eedaha Boqor Cismaan ee dacwadaa iyo qodobada ay u cuskadeen, balse markii ay fadhigii labaad lasoo noqdeen ay ka baxeen qareenadu, iyagoo ku dooday in dacwadaa la siyaasadeeyay.  Iyadoo garsooraha kiiskaa qaadayaa uu noqonayo kii labaad ee ka noqda garsoore.
Boqor Buur-madaw, oo markaa ka dib Maxkamaddu u yeedhay, ayaa diiday bishii May ee lasoo dhaafay  inuu horyimaado, isagoo ku dooday inaanu kusoo laabanayn ee uu xabsiga ku jirayo ilaa inta uu ka arkayo maxkamad dhex dhexaad ah oo ka madax banaan siyaasada, wuxuuna ka dalbaday in xukunkiisa loogu keeno xabsiga,  balse maalmihii lasoo dhaafay, ayaa lagu qanciyay Boqor Buur-madaw inuu kusoo laabto maxkamadda, iyadoo qareeno cusub uu dalbaday. Laakiin  saaka dacwada Boqor Buur-madaw oo markii sadexaad dhegeysigeeda la doonayay in lasoo geba-gebeeyo, ayay mar kale yeelatay weji cusub. Kadib markii ay wax badani iska bedeleen jawagii ay ku socotay labadii fadhi ee ka horeeyay.
Boqor Cismaan Aw Maxamuud oo mudo ka baddan  Afar bilood ku jira xabsiga dhexe ee hargeysa,  ayaa  ciidamo Boolis ahi ka qabteen  Badhtamihii March xili uu dalka kusoo laabanayay madaarka Hargeysa, waxaana tan iyo waqtigaa  soo baxayay baaqyo gudaha iyo debedaba kaga imanayay xukuumadda oo lagu canbaaraynayo xadhigiisa, iyadoo baaqyadaasi ka imanayeen Haya’addaha  caalami ah ee xuuquqda Aadamada ,  waxaana ugu danbeeyay baaqyada xukuumadda lagaga dalbanayo in xoriyadiisa loo soo celiyo Boqor Cismaan 81 Madax-dhaqameedka Salaadiinta Somaliland  oo horaantii May  kulan ay xukuumadda la yeesheen kaga dalbaday in xoriyadiisa loo celiyo Boqor Buur-madaw. Laakiin xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa  dheggaha ka furaystay dhamaan baaqyada debeda iyo gudahaba kaga imanayay.
Araweelonews Mobile
Somaliland Office   
E-mail; This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Other Links

There seems to be an error with the player !

Dhegaysi/audio


Please enter valid API Key from Facebook Page.

Who's Online

We have 12 guests online

Qubanaha Wararka iyo Qoraallada

Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal 16 May 2013, 15.30 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Alleylahe Belaayooy Nin Kuu Baaqay Waa Nacas!!!!!! FAALLO:Wargeyska Hubaal
Magaalo madaxda labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Burco,  ahna magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee xudunta u ah isku xidhka Bariga iyo Galbeedka Somaliland,  ayaa waxa ka
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!, Faallo Saleebaan Kalshaale
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi 10 May 2013, 16.17 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Maxamed Good Abees Oday Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi
Berbera(Araweelo News Network)Marxuum  Maxamed Xuseen Naaleeye oo lagu naanaysi jiray  (Good Abees), isla markaana ahaa Odayaasha sida weyn looga
Shirkadda Isgaadhsiinta  Casriga Ah Ee Telesom Oo Ka Hadashay Furayaal Lagu Kordhiyay Telefoonadda Iyo Xukuumadda Oo Dhinaceeda Ka Hadashay
Hargeysa(Araweelo News Network)Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa lambarada Teleefoonadda gacanta ku soo kordhisay Fureyaal cusub, iyadoo la
Xukuumada Madaxweyne Silaanyo Goorma Ayey Baranayaan Habmaamuuska Dawliga Ah Iyo Maamulka Dawladnimo, By Cabdiraxman Cadami
Shacabka Somaliland iyaga oo ka xun waxay dareemayaan in ay xukuumada madaxweyne Silaanyo aad ugu liidato hab maamuuska dawliga ah iyo nidaamka
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun 08 May 2013, 09.52 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
Guri Iska Dumay, iyo Baabuur iska Gadoomay! M. Haaruun
Waa Didar Hossain. Waa geesi danyar ah oo wadnihiisu aanu galawda aqoonin. Shilkii maantii dhawayd na, 35 qof buu badbaadiyay, saddex ayaamood na gurmad buu ku
Suxufiyiinta Somalia Oo Xusay Maalinta Saxaafadda Aduunka Iyo Sanadkan Oo Loo Aqoonsaday Kii Tacadiyada Ugu Badnaa Soo Waajaheen
Muqdisho(Araweelo News Network) Munaasibad si heer sare ah loo Agaasimay laguna xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday
Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Faca wayn ee uu lahaa, Qalinkii: Muna Ibrahim Adan
v\:* {behavior:url(#default#VML);} o\:* {behavior:url(#default#VML);} w\:* {behavior:url(#default#VML);} .shape {behavior:url(#default#VML);} 800x600 Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun 02 May 2013, 09.36 carraale Qubanaha Wararka iyo Qoraallada
ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay! Qalinkii: Maxamed Haaruun
Abwaan C/laahi Macalin Axmed, (Dhoodaan), 1941 kii ilaa 2013
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Oo U Xuubsiibtay Abwaan Gabaygii Labaad Oo Isugu Jira Dardaaran Iyo Dhaleecayn Ee Uu Tiriyay Halkan Ka Akhri
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mar kale soo tiriyay tix kale oo Gabay ah, iyadoo dhowaan si lama filaan ah Wasiir Xirsi oo ka mid ahaa Wefdiga Madaxweynaha Somaliland munaasibad Magaalada London

Hambalyo & Tahniyad

Hambalyo Meher Wacan Cawaale Maxamed Guuleed Iyo Marwadiisa Hodan Muxum’ed Ibraahim
Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyada JSL C/raxmaan Jibriil Cabsiiye, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi, Gudoomiye kuxigeenka
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala 21 March 2013, 17.33 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Aroos Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaadee Wadajiree Nabadgala
Naasir Axmed Cumar, Hani  Maxamed Sheekh Muuse, Umal khayr Maxamed Sheekh Muuse, Luqman Maxamed Sheekh Muuse,
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar 18 March 2013, 21.31 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo Meherka Maxamed Cawil Axmed iyo Aamina Cabdi Cumar
Suldaan Maxamuud Axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Axmed-weysa- cadde, Xildhibaan Aadan Xaaji diiriye (Sanqoole), Mujaahid Cabdillaahi Xuseen Dhegaweyne,
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa 18 March 2013, 20.10 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hanbalyo Meherka Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Iyo Marwadiisa
Wasiirka Madaxtooyada JSL  Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale,  Wasiirka
Alif Mabruuk Aroos Wacan Tafaftiraha  Wargeyska Jamhuuriya Mr. Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Iyo Fahiima Axmed Cabdi
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabillaahi(Ciro), Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxmed Cabdillaahi Cumar,
Hanbalyo Meherka  Idiris Muxumed Maxamed Iyo  Deeqa Xasan Mahdi Gacal Iyo sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
Tafaftiraha shebekada araweelonews Carraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Yuusuf Ruush (Black Rashian), Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey), GarsooreXuseen Fadal, Eng. Mahdi C/llaahi Caalin,  Faysal Bare
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar 08 February 2013, 18.08 carraale Hambalyo & Tahniyad
Hambalyo : Arooska Cabdiwahaab Cali Jaamac iyo Nimco Axmed Askar
Tifatiraha guud ee wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cumar Cabdi, Tifatiraha Wargeyska Repulican Xuseen Cali Nuur, Tifatiraha shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Tifatiraha shebekadda araweelonews Carraale
Bogga Hanbalyadda  Arooska  Mr. Faarax Muuse Yuusuf Ducaale iyo Hibaaq X. C/llaahi Xasan Dhunkaal Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Arooska
  Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale iyo Xaaskiisa, Maxamuud Maxamed Ducaale iyo Xaasika, Wasiirkii hore ee Arrimaha Debeda Somaliland C/llaahi Maxamed Ducaale iyo xaaskiisa, Saleebaan Yuusuf Ducaale iyo xaaskiisa,  Axmed Yuusuf
HAMBALYO MEHER WACAN 07 February 2013, 17.14 carraale Hambalyo & Tahniyad
HAMBALYO MEHER WACAN
1.      Naasir Yuusuf

Home | RSS Feed Designed by Ubax H. Hashi

Top