Published On: Sun, Nov 16th, 2014

Jawaabaha Madaxweyne Siilaanyo Ka Bixiyay Dhacdooyinkii U Danbeeyay

Smiley face

Madaxweyne Siilaanyo1Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa ka hadlay Mooshinka Baarlamaanku doonayeen in ay xilka kaga xayuubiyaan Guddoomiyaha Wakiiladda, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro. sidoo wuxuu Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay Mudaharaadyo ka dhacay Burco iyo Ceergaabo oo sababay dhiamshada hal qof oo haweenay ah iyo Afar qof oo dhaawac ah.

waxa kale oo Madaxweyne Siilaanyo ka jawaabay eedaha loo jeediyay ee Xisbiga WADDANI, ku sheegeen in xukuumaddu ka danbayso mooshinka shalay guurtidu ku guntatay iyo xildhibaanada xabsiga loo taxaabay.

Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

Halkan ka Daawo

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face