Share this:

" />
Published On: Sun, Apr 3rd, 2016

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Dr. Cumar Dixood Oo Ahaa Halgamaa Taariikh Weyn Ku Lahaa Halgankii Somaliland

Smiley face

Araweelo News Network

madaxweynesilanyoooaskaomardihodHargeysa)ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aaskii Dr Cumar Cilmi Dixood, oo si qaran loogu aasay Magaalada Hargeysa.

Madaxweynuhu waxa uu xabaasha kula kulmay Xubno ka mida qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii Digtoorka, waxaanu ka tacsiyadeeyey madaxweynuhu ka sheegay xabaasha dusheeda hadal kooban oo uu ku tilmaamay inuu ahaa halgamaa ka soo qaybqaatay la soo noqoshada madaxbanaanida dalka, xilal kala duwana ka soo qabtay Qaranka Somaliland, ilaa haddana uu ka mid ahaa masuuliyiinta dalka.
Halkan Ka Daawo Aaska Qaran ee loo sameeyay Dr. Cumar Cilmi Dixood Riix

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face