Share this:

" />
Published On: Mon, May 18th, 2015

Meehanawga Shacabka Ee Munaasibadda 18 May Iyo Maalinta Qiimaha Baddan: Warxbin

Smiley face

araweelonews

Hargeysa(ANN)Kumanaan  qof oo saaka waaberigii usoo diyaar garoobay xuska munaasibadda qaaliga ah ee 18 May oo dalka oo dhan laga xusayay 24 guuradii kasoo wargeebtay markii ay Somaliland dib ula soo noqotay xoriyadeedii luntay 26 Jun 1960,  iyadoo halgan dheer oo dhiig ku daatay kadib 18 May 1991 laga dhawaaqay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa isugu soo baxay shaaracyada wadooyinka magaalada  Caasimada ah ee Hargeysa.

Araweelo News Network

24 guurada 18 May photo By. Arraale M Jama Araweelo News Network

DSC03601 Dadkaa oo sitay boodhadh iyo Calamo, waxay  si weyn u beddeleen muuqaalka wadooyinka, taas oo ay sabab u ahayd lebiska qurxoon ee ay siteen farxada ay ku qaabileebn munaasibada maalinta 18 May ee ay  sugayeen, balse  dadkaa oo u badnaa dhalinyaro, isla markaana sida daadka uga soo qul-qulayay wadooyinka magaaalada caasimada Hargetysa, waxay qaarkood dareen saluug ka muujhiyeen qaabka loo maamulay agaasimka munaasibadaa.

Araweelo News Network

Liibaan Saleebaan Cali waa Wiil Yar oo dhalinyaro ah, waa 18 Jir Jidhkiisa ku Muujiyay shucuurta dareenkiisa ee maalinta qiimaha Baddan ee 18 May, wuxuu Jidhkiisa ku midabeeyay Calanka Somaliland ee saddexda Midab ah, isagoo isticmaalay Rinji. “Ma sidii xalay ayaad Rinjiga u marsantahay, waar iska maydh yaad ku dhimane” sidaa waxa su’aalay saaxiibkii, wuxuu ugu jawaabay, “Rag baa dhiigooda u huray adna Rinji ayaad ka hadlaysaa”

Warbixin arrintaa la xidhiidha kal soco shebekadda Araweelo News Network

Warbixin arrintaa la xidhiidha kal soco shebekadda Araweelo News Network

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face