Published On: Sat, Nov 15th, 2014

Mudaharaadyo Rabshada Wata Oo Khasaare Dhaliyay Magaalooyinka Burco Iyo Ceergaabo

Smiley face

Muuqaalka Mudaharaadka BurcoHargeysa(ANN)Dadweyne gedoodsan oo ka cadhaysan Mooshin la doonayay in xilka lagaga qaado Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda, isla markaana hogaamiya Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro oo lagu eedeeyay inuu wax ka bedel ku sameeyay xeerka Diiwaangelinta Medeniga ah ee dhowaan Golaha Wakiiladu u gudbiyay guurtida, balse muran iyo eedaymo lka dhasheen.
Mudaharaadka ka dhacay Magaalada Burco, waxa ku dhaawacmay hal qof oo Haween ah, waxaana ku dhaawacmay Afar qof oo kale, kuwaas oo ay Ciidamada Booliska is haleeleen.
Mudaharaadayaasha xarunta Gobolka Sanaag ee Ceergaabo, ayaan la sheegin inuu wax khasaare ah soo gaadhay, balse sida ay sheegayaan wararku waxa la bur-buriyay qaar ka mid ah Xafiisyada dawlada iyo Meherado ganacsi oo gaar loo leeyahay.
Booliska Magaalooyinka Ceergaabo iyo Burco, ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah mudaharaadayaasha, kuwaas oo aan si dhab ah loo ogayn tiradooda.
Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face