Araweelo News Network

Maadaama ay bateen qoraayo fara badan oo soo saara buugaag kala duwan iyagoo kusoo bandhigaya falsafadaha ay sheegteen inay iyagu alifeen, badankoodu waxaa in badan la cadeeyey inay ahaayeen aqoon ay ka tageen dad muslim ahi qarniyo badan ka hore.

Fadlan nala daawo shan kamida falsafadyahanadii islaamku iyo waxyaabaha ay soo kordhiyeen, ha noqoto cilmi baadhis ama xikmado ka saaciday dadyawga caalamka inay sii horumariyaan aqoontaas ay horseedka u ahaayeen.