Araweelo News Network

Sh, Maxamed Idiris Axmed

Kulanka 3aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Sh, Maxamed Idiris Axmed oo ah Guddoomiyaha golaha Imaamyada North America, Isla markaana ah Qoraa, Tababbare, booqday in kabadan 40 dal.

“Waxa aan ku dhashay tog la yidhaahdo tog Jacayl, malaha waa halka Jacaylku…” “Halgamaagi Cali Faahiye Geeddi halkii uu ku gubay calanka Talyaaniga…” “1987 ayaa iigu horraysay khudbad iyo muxaadiro aan dad u jeediyo” “Dadka in aan diinta ugu yeedhaa waxa ay iiga dhigan tahay noloshayda” “Safarka waan jecelahay, iyadoo safar lagu jirana waan dhashay” “14 Buug oo aan qoray ayaa soo baxay, in kalana waa diyaar” “Sh. Cumar Faaruuq waxa uu ahaa nin maskax badan, se Soomaalidu aanay qiimayn ilaa uu dhintay” “Ummadi waxa ugu horreeya oo ay ku horumari kartaa in ay helaan hoggaan wanaagsan” “Affarta hoggaamiye ee noloshayda saameeyay waa laba muslin ah iyo laba aan muslin ahayn” Intaas iyo in kalaba kaga bogo kulankan.

Halkan Ka Daawo