Published On: Mon, Nov 17th, 2014

Salaxley Oo U Sacabatuntay Wadada Laamiga Ah Oo Madaxweyne Siialaanyo Xadhiga ka Jaray Daawo

Smiley face

salaxlay1Salaxley(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa xadhiga ka jaray 5km oo wado laami ah oo ka mid ah 28 km, taas oo laga hirgeliyay Deegaanka Salaxley ee Koonfurta Magaalada Hargeysa.
Wadadaa oo ay iska kaashadeen dadka deegaanka iyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxa shalay Madaxweynuhu xadhiga ka jaray 5km oo ka mid ah 28km ee laga dhigay Laamiga, wuxuuna balanqaaday in ay xukuumaddu sii wadayso dhismaha wadadaa qaybteeda, iyadoo dadka deegaanku balanqaadeen in ay dhinacooda diyaar u yihiin, isla markaana soo dhowaynayaan waxtarka xukuumaddooda.
Daawo Booqashada Jidkaa ee Madaxweyne Siilaanyo xadhiga kaga jaray.


Araweelo News Network
Somaliland Office
ifo@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com

 

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face Smiley face