Share this:

" />
Published On: Thu, Feb 25th, 2016

Somaliland: Daawo: Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Suxufi Cabdulqaadir Maxamed Ciid

Smiley face

Araweelo News Network

HillaryHargeysa(ANN)Alleh haw Naxariistee waxa maanta aas Qaran Loogu Sameeyay Xabaalaha Masalaha ee Koonfurta Magaalada Hargeisa Cabdulqaadir Maxamed Ciid (Baay) oo ka mid ahaa suxufiytiinta Somaliland.

Marxuumka, ayaa mudooyinkii u danbeeyay u jiifay xanuun dhinaca Wadnaha ah, waxaana aaskiisa ka qayngalay masuuliyiin ka tirsan xukuumada golayaasha Baarlamaanka, warbaahinta iyo dadweyne tiro badan.

Halkan ka Daawo masuuliyiinta ka hadlay geerida Marxuum Cabdulqaadir Maxamed Ciid

Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama

Araweelo News Network

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 659107347

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face