Share this:

" />
Published On: Wed, Jan 27th, 2016

Somaliland: Wadaaddo Loo Qaybiyay Gaadiid Iyo Dukaamo Camiran

Smiley face

Araweelo News Network

BaabuurtalooqaybiyayiimaamyadaHargeysa(ANN)Qaar ka mid ah Culimadda Iimaamyada ka ah Masjidyada magaalada Hargeysa, ayaa la guddoonsiiyay deeq aan nooceeda hore looga samayn Somaliland, waxaana dhawr iyo labaatan ka mid ah Iimaamyadda masjidyo ku yaal meelo kala duwan oo caasimadda Hargeysa ah la gudoonsiiyay Baabuur yar yar oo nooca loo yaqaan tukhaanka iyo meherado dukaamo camiran.

muuqaalkaiimaamyadaiyomasuliyinkale
Munaasibad ay ka qay galeen Wasiiradda, Diinta iyo Aw Qaafta, Cadaaladda, Shaqada iyo Wasiir ku xigeenka Qorshaynta, waxay Hay’adda lagu magcaabo Al-Hudda ku gudoonsiisay Culimada masjidyada Baabuurta iyo Dukaamo camiran.

Halkan ka Daawo Munaasibada

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 63 4764409 + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face