TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: Araweelonewsfriends

Total 1 Posts

Ehelada Qof Nolosha Lagu Gubay Xilligii Dadka lagu Xasuuqay Somaliland Oo Si Murugle Leh Uga Hadlay Dhacdadaa Kadib Khubaro Caalami Ah Oo Bilaabay Baadhitaanka Xabaalo Cusub

Hargeysa(ANN)Gudida Qaranka Baadhista Xasuuqii Dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay intii u dhaxaysay sannadihii 1984 ilaa 1990, ayaa magaalada Gabilay ka bilaabay in dib loo qodo xabaalo-wadareedyo ay ku jiraan dad la xasuuqay xilligaas. Masuuliyiinta Guddida Xasuuqa oo ay wehelinayeen khubaro

{ }Smiley face