Share this:

" />
Published On: Wed, Sep 23rd, 2015

Taliye Ku Xigeenkii Laanta Socdaaalka Somaliland Gaashaanle Sare Sablaale Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Smiley face

taliye sablaaleHargeysa(ANN)Taliye ku xigeenki Ciidanka Socdaalka Somaliland Gaashaale Dhexe Maxamed Saleebaan Xasan, ayaa xabsiga loo taxaabay maanta, sidaana waxa shebekada wararka ee Araweelo News Network u xaqiijiyay warar laga helay saraakiisha laanbta socdaaalka Somaliland.
Lama ogga sababta rasmiga ah ee xadhiga Taliuyaha Laanta Socdaalka Somaliland, balse wararka la xidhidha xadhigiisa ayaa sheegay in isaga iyo Taliyaha Laanta Socdaalka Col Cànbaro saaka la kulmern Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Càli Warancade. Kadib Wasiirku amar ku bixiyay in la xidho Taliye ku xigeenka Socdaalka Somaliland Gaashàanle Maxamed Saleebaan Xasab (Sablaale).sidaana lagu xidhay.
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo aanu la xidhiidhnay si aanu wax uga weydiino xadhiga Taliye xigeenka ayaanay noo suurta gelin, balse Taliyaha Laanta socdaalka Col. canbaro ayaa u sheegay shebekadda Araweelo News Network in aanu waxba kala socon xadhiga Taliye ku xigeenkiisa.
Xadhiga Taliyaha Laanta socdaalka Somaliland ayaan la ogayn inuu waafqsanyahay qaanuunka dhawrsanaanta nidaamka sharci ee masuuliyada xilka uu hayo.
Wixii kasoo kordha kala soco Araweelo News Network.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

About the Author

- Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Smiley faceSmiley faceSmiley face Smiley face Smiley face Smiley face