Araweelo News Network

Shir gudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargeysa(ANN)-Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhi ay yesheen maanta ku ansixiyey Hehsiiska Maal-gelinta Dekedda Berbera oo nuqulkiisii u dambeeyey ay maalmahan ka dooddayeen.

Sidoo kale, waxay mudaneyaasha Goluhu jawaab kulul ka bixiyeen go’aan ka soo baxay Baarlamanka Soomaaliya oo lagaga soo horjeedo Heshiiska Dekedda Berbera, kasoo baarlamaanka Somaliland ku sheegeen mid aan khusayn Qaranka Somaliland.

Go,aanka kasoo baxay golaha Wakiiladda Somaliland oo dhamaystiran Halkan ka Daawo.