Araweelo News Network

Maxamed Liibaan

Hargeysa(ANN)-“Muwaadin Tijaabi Wax-soo-saarka Beeraha Dalkaaga” waa halku-dheg barnaamij la xidhidha dhiirigelinta wax-soo-saarka  dalka ee dhinaca Beeraha Somaliland.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha oo qayb ka ah qorshayaasha xukuumadda cusub, waxay wasaaaradda Horumarinta Beeraha Somalland oo fulinaysa balanqaadkii Madaxweynaha cusub Muuse Biixi Cabdi samaysay barnaamij lagu wacyigelinayo Bulshada oo si toos ah loog asii daayo Warbaahinta qaranka.

Habadaba Maxamed Liibaan oo ka mid ah saraakiisha Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Isla markaana ah Khabiir ku Xeel-dheer Beeraha, ayaa samayeeyay Odoros uu ugu halku-dheg uga dhigay “Muwaadin Tijaabi Wax-soo-saarka Beeraha Dalkaaga”.

Halkan Ka Daawo Barnaamijkaa oo laga baahiyay Telefishanka Qaranka Somaliland.