Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland ee saaka subaxnimadii soo bilaabantay, ayaa si nabad ah usoo dhamaatay, iyadoo inta badan goobaha laga bilaabay tirinta codadka la dhiibtay.

In ka badan 1642 goobood oo dalka oo dhan ah ayay si nabadgelyo ah uga qabsoontay doorashada Madaxtooyadda Somaliland oo noqonay doorashadii saddexaad ee Madaxweyne shacbiga Somaliland si toos ah codkooda ugu doortaaaan ah.

Waxaana inta badan laga bilaabay tirinta cododka sida wararka hordhaca ah ay sheegayaan.

La soco wixii kasoo kordha natiijada tirinta codadka