Araweelo News Network

Hargeysa(ANNN)-Madaxweynaha cusub ee xilka Jamhuuriyadda Somaliland loo dhaariyay Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dheer oo ruxday shucuurta iyo dareenka dadkii ka qaybgalay munaasibadaa iyo kuwii ka daawanayay shaashadaha ka jeediyay munaasibada uu xilka kula wareegay ee lagu dhaariyay oo maanta lagu qabtay Qasriga  Madaxtooyada Somaliland.

Khudbada Madaxweynaha xilka la wareegay Muuse Biixi Cabdi oo taabatay quluubta Iyo shucuurta dareenka Bulshada, Isla markaana u muuqatay mid soo noolaysay rajada Iyo yididiilada Bulshada Somaliland Halkan ka Daawo.