wediga Eu1Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihiisa Wasiirada iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xukuumadda, ayaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland kula kulmay Wefdi miisaan leh oo ka socday Dalalka ku bahoobay Naadiga Midawga Yurub, kuwaas oo maanta booqasho ku yimi caasimada Dalka Somaliland ee Hargeysa.

Kulankaa oo ahaa mid Albaabada loo xidhay, waxa markii uu dhamaaday Warbaahinta wadajir ula hadlay Wasiirka Arrimaha debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo uu weheliyo wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa wefdiga ka socday EU-da Mr. Mika Markus Leinonen oo u dhashay dalka Filand.

Halkan Ka Daawo

DSC_0049 wedigaEU2 wefdiga Eu4 wefdiga EU6 wefdiga EU7 wefdiga Eu8 wefdigaEU3

 

Araweelo News Network

Somaliland Office

ifo@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com