Hargeysa(ANN)- Wasaaraadda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka dareen celisay Aqoonsiga uu golaha deegaanka ee magaalada Clarkston, ee gobolka Georgia ee dalka Maraykanka u fidiyay Somaliland, waxayna ka hadashay sida dhiiranaanta leh ee ay u qireen xaqa ay somaliland in u leedahay in la aqoonsado.

 

Sidaana waxa  lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland oo lagaga hadlay ahmiyada Aqoonsiga golaha deegaanka ee maragaalada Clarkston, ee gobolka Georgia ee dalka Maraykanka u fidyay Somaliland.

 

 

War-saxaafadeedkaa oo uu ku saxeexnaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Somaliland Cabdinaasir Axmed Xirsi oo soo gaadhay shebekadda Araweelo News Network, waxa lagu yidhi, sidan:-