Araweelo News Network

Guddoomiyaha Baanka Somaliland

Hargeysa(ANN)-Cabdullaahi Ibaraahim Jaamac (Baqdaadi) oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi u magcaabay shalay Guddoomiyaha Baanka Dhexe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahdan xilka loo magcaabay Iyo dhibaatooyinka horyaal sicirbararka dalka ka taagan.

 

Guddoomiyaha cusub ee Baanka, wuxuu arrimahaa Iyo kuwo kale kaga hadlay waraysi uu siiyay Telefishnaka Bulsho.

Halkan ka Daawo