Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo ee xaruntiisu tahay Magaala Taleex Cabdirashiid Maxamed Axmed( Cabdirashiid Xiir), ayaa waraysi uu bixiyay kaga hadlay xaalada magaalada Taleex iyo deegaankaa.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay sida ay Somaliland horumarka dhanka Adeegyada uga samaysay deegaankaa, isagoo maamul goboleedka Soomaaliya ee Putland ku eedeeyay in ay dibindaabyo ku hayso hortumarka deegaamada Sool Iyo Taleex, wuxuuna Gudoomiye Cabdirashiid Xiir waraysigaa kula garnaqsaday maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo uu sheegay carqalad ku yihiin nabada iyo horrumarka deegaamada Bariga Somaliland.

Guddoomiye Cabdirashiid oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale halkan ka Daawo.