Araweelo News Network

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay taariikhda halgankii halgankii Iyo xoriyadii dalka loo soo maray Iyo duruufihii iyo waayihii sababta u ahaa.

Madaxweynaha, ayaa arrimahaa kaga hadlay khudbad soo jiidatay shucuurta Iyo dareenka bulshada oo uu ka jeediyay munaasibad lagu xusay xuska maalinta Haweenka aduunka ee 8 March oo lagu qabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Halkan ka Daawo: