Araweelo News Network

Murrashaxa Waddani oo codaynaya 13 Nov 2017

 

Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Ciro) iyo marwadiisa Farduus Maxamed Rooble, ayaa codkooda ka dhiibtay xarunta Hay’adda shaqaalaha saaka subaxnimadii hore doorashada madaxweynaha.

Marwada Murrashaxa WADDANI Farduus Maxamed Rooble

Murrashaxa WADDANI oo markaa kadib la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in uu shacabka Somaliland ugu baaqayo in ay si nabad-galyo ah ay ku codeeyaan, isla markaana ay ilaaliyaan amniga dalka.

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro)