Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- Xisbiga KULMIYE, ayaa maalintii 7aad ee isu soo baxooda kusoo bandhigay muuqaalo layaab Iyo ashqaraar ku noqday bulshada.

Muuqalada ugu yaabka badnaa ee Hargeysa uu kusoo khatimay Xisbiga KULMIYE oo ahaa kuwo soo jiitay shucuurta bulshada Halkan Ka Daawo.