Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- Murrashaxa Xisbiga KULMIYE.  Muuse Biixi Cabdi, ayaa Ololaha isu soo baxa ee doorashadda Madaxtooyadda kusoo gunnaanaday deegaanka Koonfurta Hargeysa ee Salaxley, halkaas oo si balllaadhan loogu soo dhoweeyay.

Halkan Ka Daawo Murrashaxa  KULMIYE Iyo sida loogu soo dhoweeyay deegaanka Salaxley.