Araweelo News Network

Addis Ababa, Ethiopia(ANN)- Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia.

Wafdiga Ra’iisal wasaaraha oo casuumad rasmi ah ka helay Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia.

Ra’iisal Wasaare Khayre iyo masuulyiinta la socota ayaa kulamo la leh Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed iyo Madax ka tirsan midowga Afrika oo ay kawada hadlayaan arinma Muhiim u ah Gobalka iyo guud ahaan qaaradda Afrika

—DHAMMAAD—-

Xafiiska Warbaahinta iyo Xidhiidh
Media@opm.gov.so
Muqdisho, Soomaaliya