Araweelo News Network

Saddexda Murrashax ee u tartamaya doorashadda Madaxtooyadda Somaliland 13 Nov 2017

Hargeysa (ANN)-Sadexda Murrashax ee ku tartamaya doorashadda Madaxtooyadda Somaliland ee loo Ballamay maalinta Isniinta 13 Nov 2017, ayaa si wadajir ah uga hadlay aragtidooda ku waajahan natiijada doorashadda.

Jawaabaha ay saddexda Murrashax ee ku loolamaya doorashaddu ka bixiyeen aragtidooda natiijada Halkan Ka Daawo.