Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan dagaalka dhowaan duleedka Garoowe ee xadka Somaliland iyo Soomaaliya ee deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Ciidanka Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ee kusoo duulay fadhiisinka Ciidanka Qaranka Somaliland ee jiida hore.

Mr. Buubaa, wuxuu ka hadlay arrimo badan oo ku waajahan xaalada dagaalka Tukaraq.

Halka. Ka Daawo Waraysigaa oo dhamaystiran.