Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa soo saartay wareegto   Madbacada Qaranka loogu soo celinayo dhammaan Daabacaadda Liisamada Gaadiidka, Buugaagta Gaadiidka, Baasabooradda, Wada-marista iyo Stamp tax-ka cashuuraha oo shirkado gaar loo leeyahay gacanta ugu jiray sanadihii u danbeeyay.

 

Sidaana  waxa lagu sheegay wareegto uu ku saxeexan yahay  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo ku taariikhaysan 2 Oct  2018.

Wareegtadaa ayaa u qornayd sidan:-