Araweelo News Network

Maxamuud Jaamac Warsame Wasiir ku xigeenka Ganacsiga Somaliland

Hargeysa(ANN)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Jaamac Warsame, ayaa sheegay in riyoonayaan kuwa ku baaqaya shirarka beelaysan.

Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga Maxamuud Warsame Jaamac oo maanta la hadlay saxaafada, wuxuu sheegay in doorashadii dhammaatay oo lagu kala calaf qaaday, isla markaana taageerayaashii UCID, KULMIYE iyo WADDANI dhammaantood maanta waxa Madaxweyne u ah Muuse Biixi Cabdi oo shacbigu doortay.

Halkan Ka Daawo Wasiir ku xigeenka oo ka hadlaya arrimahaa.