Araweelo News Network

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Macamed Cabdi Raagge

Hargeysa(ANN)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Raage, ayaa ka hadlay dhaliilo guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI. Cabdiraxmaan Ciro u jeediyay xukuumadda oo la xidhiidhay qiima dhaca Shilinka Somaliland Iyo saamaynta uu ku yeeshay sicirbararku nollosha bulshadda.

Wasiirka Maaliyadda oo arrimahaa Iyo kuwo kale ka hadlaya halkan ka Daawo.