Araweelo News Network

Wiil yar oo kaligii Ka badbaaday Qoyskiisa duufaankii galbeedka Somaliland

Hargeysa(ANN)-Ibraahim Muuse Cali oo ah Wiil yar oo dhalinyaro ah oo ka badbaaday  Qoyskiisa oo Duufaankii ku dhifatay deegaamada galbeedka Somaliland, ayaa ka waramay sida uu uga badbaaday qoyskiisa oo duufaanku galaaftay.

Wiilka yar oo dhawr Iyo toban Jir ah, ayaa si murugo leh uga hadlay masiibada ku dhacday qoyskoodii, isagoo xiligaa ku maqnaa  Dugsiga uu waxkabarto, balse nasiibdaro markii uu ka tegey Iskuulka uu tegey halkii uu qoyskoodu deegaanaa oo gegi cad.

Halkan Ka Daawo Wiilka Yar oo si murugo leh uga waramaya dhacdadaa.