Araweelo News Network

Ambassador Bashe Awil Omar

UAE, Dubai(ANN)-Xafiiska Somaliland ku leedahay dalka Imaraadka Carabta, ayaa kor loo qaaday derejadiisa, Isla markaana la ballaadhiyay laga billaabo 13 July 2018.

sidaana waxa sheegay oo dadweynaha Somaliland ugu bushaareeyay Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Imaaraadka Carabta Ambassador Baashe Cawil Cumar.

Wakiilka Somaliland wuxuu sheegay in munaasabad lagu daahfureyo hawlaha iyo adeega xafiiska Somaliland soo kordhiyay lagu qaban doonaa magaalada Dubai maalinta taariikhdu tahay 22, Jul,2018.

 

Qoraalka Wakiilka Somaliland ayaa u dhignaa sidan:-